Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka Galmudug waxaa manta ka dhacay Kulanka dhamestirka siyaasada maamul Daadejinta Dowlad Goboleedka Galmudug (2023-2030)

Kulankaan oo ay ka so qaybgaleen Masuliyiin ka tirsan Wasaradaha ku jira gudiga Maamul Daadajinta iyo Masuliyiin ka tirsan Xafiiska Hormuudka Maamul Daadajinta Ee Galmudug ayaa diirada lagu saaray sidii lo dhamaysti lahaa Siyaasada Maamul Daadajinta Galmudug Galmudug State Decentralization Policy.

Xafiiska Hormuudka Maamul Daadajinta Ee Galmudug oo mudooyinki danbe ku howlana wadatashiga qabyo qoraalki u dambeyay ayaa manta so gabagabeeyay Finalizing /launching on Galmudug State Decentralization Policy (2023-2030)

Dowlada Galmudug ayaa ku howlan sidii adeegyada kala duwan loo Daadajinta lahaa ila heer Dagmo ila Tuulo waxana la raba in Shacabka Galmudug adeegyada lo dhaweeyo.