Ciidanka booliska Maamulka gobolka Banaadir ayaa muwaadiniin Soomaaliyeed kuwarajeeyay dhul ay la haayeen oo siifo aan sharci ahayn looga haystay in mudaaa
Waxaa dhulalkaan ku kala yaalaan Degmooyinka hilwaa iyo kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa muwaadiniinta iskaleh dacwaad ay gaysteen maxkamada Gobolka Banaadir oo marxalade kale duwan soo martay kadib loo xugmiyay kadib markii ay la yimadeen cadaymo badan oo muujinayaaya inay iyaga leeyihiin
Muwaadinta dhuulkaan iskalahaa oo in mudaa sifo aan sharci ahayn gacantooda uga maqnaa oo warbaahinta lahadlay ayaa uga mahadcelinayay maamulka Gobolka Banaadir ciidamada booliska iyo maxkamada Gobolka sida wanagsan ee ay utixgaliyin gacantooda waqtigi dheer kadib ugu soo celsheen dhulkooda
Dhankale taliyaha qaybta bari eee Booliska Gobolka Banaadir oo goobta kahadlay ayaa sheegay in ciidanka boolisku utaagan yahay fulinta amarada kasoo baxa maxkamada Gobolka iyo guud ahaanba maamulka Banaadir
Isagoona hadalkiisa intaaas raaciyay in muwaadiniintii xaqa ulahaa dhulkaan lagu wareejiyay
Muran la xariira dhulal ayaa inta badan kusoo laalaabtay Guud ahaanba dalka qasataan magaalada caasimada ah ee muqdisho waxaaa Dacwadaha la xariira muran iyo sheegashada lahaanshaha dhulal ay buux dhaafiyeen maxkamada kamadaha dalka
halkaan hoose kadaawo