Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS oo ka laabtay warqad uu shalay soo saaray oo uu shaqadii kaga joojiyey Xisaabiyaha guud iyo Agaasimaha guud ee dakhliga wasaaradda maaliyadda.

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka laabtay warqad uu shalay soo saaray oo uu shaqadii kaga joojiyey Xisaabiyaha guud iyo Agaasimaha guud ee dakhliga wasaaradda maaliyadda.

Fadlan Hoos ka aqriso Warqada: