Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Aadan Cadde

Dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay shil diyaaradeed oo ka dhacay
garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaaradda ayaa magaceeda
lagu sheegay Hala Airlines. Lama ogga waxyeeladda guud ee ka dhashay
falkan.