Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo maanta kulan laqaatay Wafdi ka socda hay’adda WFDP

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa maanta kulan laqaatay Wafdi ka socda hay’adda WFDP oo uu hogaaminaayo Ambassador Akramy El Zaghat oo ah madaxweeynaha WFDP.
Waxybaaha ay kawada hadleen waxaa kamid ah sida hay’addu uga shaqeeyn doonto dalka.
Waxyaabaha ay fulin doonaan waxaa ka mid ah, inay ka shaqeeyn doonaan sidii dalkeena loo maalgashan lahaa.