Dagaal ay Kudhinteen Sarakiil Ciidan oo Kadhacay Gobolka Shabeelada Dhexe

dagaal xoogaan ayaa xalay Kadhacay  degaanka masaajid cali gaduud ee gobolka shabeelada dagaal ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamo kawada tirsan dowlada somaliya waxaa lasoo warinayaaa in ay kadhasheen qasaarooyin kalduwan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac

dagaal ayaa waxaa uu kadhashay sida  wararka aan kuhelnay kala shaki soo kala dhexgalay ciidamo katirsan kuwa dowlada qasatan kuwii dhawaan lagu soo tababaray dalka masar ee lageeeyay furimaha hore ee dagaalka qasatan guutooyinka qaalid binu waliid iyo cali binu abii daalib

qasaaraha ilaa iyo hada la xaqiijiyay ayaa ah in dagaalkaasi uu kudhintay taliyihii ururka 2aad ee guutada 26aaad allah ha unaxriistee maxamed axmed abshir nuure iyo askar kale oo ilaalo u ahayd taliyaha inkasktoo lasheegaayo inuu qasaaruhu intaaasi kabadan yahay balse aan si dhamaystiran loo xaqiiji karin madaama xili habeen ah uu dagaalku dhacay

dhanacyada dagaalamay ayaa kamid ahaa ciidamadii dhawaan la geeyay ayna geeysay dowlada soomaliya furimaha hore ee dagaal ee gobolka shabeelada dhexe wali kamada hadlin dagaalkaasi dhaliyay qasaarooyin kaladuwan dowlada dhexe saraakiisha ciidamada  qalbsida ee somaaliya iyo maamulka hirshabeele oo dagaanka uu dagaalku kadhacay uu hoostago ay maamulaan