Dowlada Somaliya ayaa wada diyaar garowgii ugu danbeeyay Howlgalada kadhankaa kooxda alshabab
Degaano badan oo katirsan Gobollada Dalka Iyadoona meelaha lala wareegay kooxdana laga xoreeyay ay kasocdaan mashaaric hormarineed oo ay dowladu halka kuwa kale dhawan lagu wado in laga fuliyo mashaaricdaas hormarineed oo horay ay usheegtay dowladu inay ka Fulinayso meelaha la Xoreeyay
Dowladu iyadooo kutagaan dhabihii ay uga dhabayn lahayd Balanqaadkaasi ayaa waxaa maanta ay magaalada ceeldheere dib uga hirgalisay mudo kusiman 15 sano kadib Goobihii waxbarashada degmadaaasi oo aan wax lagu baran muddaaasi ismarkaana aan shaqayn
Masuuliyiin katirsan Dowlada iskugu jira xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa goob joog ahaa munaasabada lagu daahfuray Sidokle waxgarad iyo qaybaha kaladuwan ee bulshada degmadaasi ayaa Munaasbaada goob joog ahaa
Qaybihii kaladuwanaa bulshada magaalada ee munaasbada ka qayb galay ayaa shegeen inay aad ugu faraxsanyihiin dib u Hirgalinta dugsiga Degmada ceeldheer ayna ka faaidaysan donan fursada ay heleen ubadkoodu ayna waxkubaranaaayaaan
Sidokle Masuuliyiin kasocday dowlada Oo ugu horeyaaan maamulka magaaladaasi iyo saraakiisha ciidamada xooga dalka ayaaa dhankooda sheegay in degaanka ay Hormar ka hor istaageen kooxda alshabab ismarkaana bulshada kuhayeen caburin balse hada Ay bulshadu dareemayaan neeecowda dowladnimada iyagoona bulshada ugu baaqay ka faaidaysiga fursadaan qaaliga ah.