Caruur dugsi quraan oo halgoob ah lagu layay .

DEG DEG:- Shan Caruur ah oo arday ah uguna Wayn yahay 13 sano jir ayaa Xalay  Maleeshiyo Beelesd Hubaysan Waqti Dhexe ku Dilay Deegaanka Hoos-tago Qabalaha Qorof ee Santarka Kaxandhalle Degmada Gallaadi

Caruurta oo ka soo Tagay Sida aan Xogta ku Helay Goob aroos lugu dhigaayay ayaa Seexday Agagaarka Dugsi Qur’aan oo ay Dhiganayeen Waxaana Goobtaas ugu Yimid Maleeshiyaadka Falkaan Gaystay oo Halkaas ku Dilay.

Maleeshiyada dilka geysstay ayaa goobta ka baxsatay dilka waxaana falalka nucaan oo kalaa ay noqdeen kuwo kusoo laablaabtay degaanka wali lama aysan hadlin laamaha Amniga Falkaan argagaxa leh .