DAAWO: Taliyaha Q/27-aad CXDS ee Magacaaban oo soo gaaray D/Buuloburde waxana kusoo dhaweeyey Mamulka Degmadaasi, Taliska Booliiska iyo Cutubyo ka tirsan Ciidanka XDS.