Wasiir Muqtaar Roobow”waxaan maqlayaa Wasiir Akoonkiisa 5 malyan ayaa ku jirta, waxaan diyaar u ahay Mudane Reysalwasaare in lbaaritaan la igu sameeyo”.