Xildhibaan Cabdisaabir Shuuriye “Waxaan bogaadinaya talaabada wanaagsan ee uu u qaaday maamulka Galmudug ka dib soo saarista liiska magacyadii ka danbeeyey dilkii Caruurta”.