Agaasimaha guud ee wasaaradda Amniga Galmudug Cabdullahi Barre, “Waan soo dhaweynayna dhallinyarada la khalday ee isi soo dhiibta, waxaanan ka shaqaynayna sidii loo dhaqan celin lahaa oo ay dadkooda uga mid noqon lahaayeen.”