SAWIRO:Xuska Munaasabada Sanad guurada 17-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskii Maamulka Galmudug ayaa Caawa lagu qabtay Caasimada Dhuusamareeb.

SAWIRO:Xuska Munaasabada Sanad guurada 17-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskii Maamulka Galmudug ayaa Caawa lagu qabtay Caasimada Dhuusamareeb.
Xaflada waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor, Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Cali Daahir Ciid, Xildhibaano iyo Wasiiro heer Federal, heer Dowlada Goboleed, Taliyaasha iyo Saraakiisha Ciidamada kala Duwan Soomaaliya, qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka Galmudug, Fanaaniin, Boqolaal Dadweynaa iyo Sharti sharaf kale oo lagu casuumay Munaasabada.