Wasiir ku xigeenka wasaaradda deegaanka galmudug Cabdiraxiin Axmed Cigaal”sharcigan aan isugu nimid waxaa uu mudanyahay in la ansixisiyo oo umadda lagu dhaqo waana taageersanahay”