Saraakiisha Qeybta wacyigalinta Ciidamada Xoogga oo gaaray dagmada Ceeldheer Ee gobalka galgaduud iyo Shacabka Degmadaasi oo sheegay in ay garab taakan yihiin Ciidamada dowladda Soomaaliya.