WAREYSI:- Taliye C/laahi Cabdi Raage oo ka mid ah, Taliyaasha Ciidamada DF iyo Kuwa Deegaan hugaaminaya, ayaa ka warbixiyey Deegaanada ay AS kala wareegeen iyo howlgaladii ugu dambeeyey. Abdiqadir Guure ayaa wareystay 22/08/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint