Madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh Maxamuud”Dagaalku waa soconaa mana istaagaayo Ilaa AS dalka laga xoreeyo Waxaana lajoogaa xiligii Isla xisaabtan iyo is abaalmarin”