Xildhibaan Maareeye” Waxaa nagu waajib ah in Madaxweynaha aan ku garab istaagno la dagaallanka Khawaarijta, dagaalka maanta uu ku jiro Soomaaliya waxaa uu u yahay nolol ama geeri”.