Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug oo Digniin Udirtay Qaarkamida Xubnaha golaha Degaanka Degmada Caabudwaaq

Waxaa uu Buuq Hareeyay Xilka Qaadista Gudoomiyaha Golaha Degaanka Degmada Caabudwaaq Kadib Markii ay Xilka ka Qaadeen Golaha Degaanka Degmadaasi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Dowladda Galmudug Mudane Cabdi Maxmed jamac (Cabdiwayel) ayaa digniin kama dambeys ah u diray Xubno katirsan Golaha deegaanka Degmada Cabudwaaq.

Halkaan hoose ka aqriso go,aanka wasiirka