Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xassan Aadan “AS maahan Culimo waa dad Calooshood u shaqeystayaal ah Beelahaan K/Mudug waxa ay u midoobayaan Dagaalka”.