Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in ay kooxda AS ka dileen, in kabadan 60 xubnood Weearakii ay kooxdu kusoo qaaday D/Owdhiigle ee G/Shabeelaha Hoose.

Warsaxaafadeed kasoobaxay Dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada Xooga iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo sikaashanaya ay kooxda AS ka dileen in kabadan 60 xubnood Weearakii ay kooxdu kusoo qaaday D/Owdhiigle ee G/Shabeelaha Hoose.

Hoos ka aqriso: