Horjooge Katirsanaa Kooxda AS oo isa soo dhiibay

Dagaal kadhanka ah kooxda AS ayaa kasocda degaano iyo degmooyinka dalka waxaa meelaha howlgaladu ay kasocdaan kusooo badanaaya xubnaha katirsan kooxda AS Ee isa soo dhiibaya

horjeege xubin muhiima ka ahaa kooxda AS ayaa saaka iska soodhiibay deeganada maamulka kofur galbeed soomaaliya

Horjooge Yuusuf Sheekh Xasan oo mudo 12 sano ah AS ka tirsanaa ayaa saaka isku soo dhiiiibay Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolka Bakool.
Horjoogahaan oo AS ugu yeerto Malaag UK ayaa u qaabilsanaa daaweynta maleyshiyaadka, waxaana uu ku sheegay sababta uu uga soo baxay inay tahay in AS meelwalbo ay joogaan cabsida ku saa’ideyso kala shaki badan oo dhexdooda ahna uu soo batay.
Qofkii latuhmo waa la qaarijinaa sidaas darteed ayaan anigoo ka faaideysanaya Cafiska dowladda uga soo baxay” ayuu yiri Yuusuf Malaag.