Ra’iisul wasaaraha JFS Xamse Cabdi Barre” Maanta waa maalin weyn oo aan daahfureyno aqoonsiga dadweynaha Soomaaliyeed, waxaan salka u dhigeynaa nidaam aqoonsi oo lagu kalsoonaan karo”.