Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir mudane Ciise Maxamud Guure ayaa bogaadiyay hirgalinta xarunta warashada soo saarta macmacaan oo ay shaqa abuur ka heleen Dhallinyarada. 16/09/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint