Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Saalax Shariif Siidkay ayaa bulshada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan dhalashada Bisha Mowliid.