Taliyaha Ciidanka daraawiishta galmudug” AS waan is naqaan,waxaan idin leeyahay duurka haku sii cararinine naftiina badbaadsada oo isku soo dhiiba Ciidamada qaranka.