Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusus Xuseen Jimcaale Madaale iyo Xildhibaan Yuusuf Kabaale ayaa gaaray deegaanada Nuur-dugle iyo Caddaan Laxey ee gobolka Shabeelada dhexe, halkaas oo ay kula hadleen Ciidamada xoogga iyo xoogagga difaaca Shacabka ee isku diyaarianaya in cadowga ay ka saaraan goobaha fara ku tiriska ah ee gobolka ay ka joogaan.
Guddoomiye Madaale iyo Xildhibaanka ayaa safarkoodu ku saabsan yahay dardar galinta howlgalka xoreynta deegaanada Bariga gobolka Shabeelada dhexe ay ka joogto AS




