Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa si adag ula hadlay Boqolaal shacabka Gobolka Shabeelaha Dhexe ah kuna booriyay in ay dagaalka AS qayb ka noqdaan.