๐—ฅ๐—ฎ’๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ซ๐—ผ๐—ด๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€

RW dalka xamse cabdi barre oo safar kujooga dalka maraykanka ayaa halkaasi kula kulmey madaxda kaladuwan kuwaasi oo halkaasi u tagay ka qayb galka shirka qaramada madoobay ayaa la kulmey xoghaya qaramada midoobay
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.
Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Xoghayaha ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa heyโ€™adaha Qarmada Midoobay iyo Soomaaliya, iyaga oo si gaar iskula soo qaaday sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah sida amniga, nabadda, horumarinta, isbeddelka cimillada iyo hiigsiga yoolasha horumarka waara.
All reactions:

30