Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka furay Shirka wadatashiga Qaran ee u diyaar garowga Madasha Caalamiga ah ee arimaha Qaxootiga Caalamka ee 2023 oo afartii sanaba mar la qabto.
Shirka waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Qaranka, Wakiilo ka socday Qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda, Madax ka socda IGAD iyo wakiilada Hay’adaha Qaxootiga Maamul Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaadir.





+5
All reactions:
46