Guddoomiyaha Dhalinyarada Dhuusamareeb Calas Cabdinuur Barre oo ciidanka ka howlgala deegaanka Bulacle ku amaanay howlgalkii ayaa digniin u diray dad uu sheegay inay qabyaaladeeyaan AS markii la dilo.