Guddoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqorow ayaa abaal-marin u balan-qaaday ciidanka deegaanka ee ku sugan deegaanka Bulacle oo hoos taga Dhuusamareeb, kuwaas oo maanta ku guuleystay inay dilaan xubno AS ah, midna nolosha ku qabtaan.