Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan ayaa xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qeyb lagu karantiilayo maxaabiista qaba cudurada faafa.