Munaasbad Lagu Xusaayay Dhalasha Nabigeena [NNKH] Oo Lagu Qabtay Mid Kamida Masjidyada Degmada Guriceel

SAWIRO:- Munaasibad Lagu Xusaayay Dhalashada Xabiibkeena Muxamed Ah [NNKH] Ayaa Lagu Qabtay Masjidul Hudaa Oo Ah Masjidka Uu Kutubta Ku Aqriyo Shiiqul Baladka Degmada Guriceel Sheikh Maxamed Jaamac Yare