Guddoomiyaha Gobolka Banaadir “Isbuucyada nagu soo wajahan waxaa nagu soo socda Roob xoogan waxaana shacabka Soomaaliyeed ugu baqayaa in ay taxadaraan oo ay feejignadaan.”