Agaasimaha guud ee wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka tacsiyeeyey geerida AUN Bashiir Xaddi oo ka tirsanaa Fanaaniinta Hobollada Qaran Waabari.