Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe “AU Ugaas Cali Ugaas waxaa uu dalkan uga tagay taariikh wanaagsan ,intii uu xilka hayayne si cadaalad ah ayuu ummadiisa ugu soo shaqeeyay”