Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS oo maanta Magaalada Baydhabo ka furey wajiga 2aaad ee shirka isku duwidda howlaha hormarinta wax soo saarka xoolaha ee Mashruuca RAAISE.