Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Baledweyne u dirtay ku dhawaad 200 tan oo isugu jirta raashin, daawo iyo mara-kaneeco, halkaas oo looga Cabsi Qabo Daadad in ay ku dhuftaan. Guddoomiyaha Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kahadlay Dadaalada Hey’adda ay uga jirto Xaaladdaas. 06/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint