Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa ka hadlay dhagax-dhiga wadada xiriirisa buundooyinka ee dhex marta Degmada Xamar Jajab iyo Waaberi. 17/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint