Saraakiil Ciidan oo Tagay Gobolka Bakool

Taliyaha guutada 9-aad ee qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga ayaa kormeer shaqo ugu tagay ururka 51-aad oo ka tirsan guutada 9-aad oo ku sugan difaacyada hore ee degmada Xuddur.
Taliyaha ayaa Ciidanka u sheegay in ay isu diyaariyaan qabashada degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool.