Madaxweynaha Galmudug Axmed cabdi kaariye Qoor qoor iyo masuuliyiin isku jirtay Heer Faderaal iyo Maamul Gobaleed ayaa gaaray Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud
Madaxweynaha iyo waftigiisa Ayaa halkaasi u tagay Xarig jarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baxdo oo Iskutashi Bulsho Lagu dhisay.
Dhismaha garoonkaan ayaa Soomaray Mar xalado Kaladuwan waxaana ugu danbayn lasoo Gabagabeeyay iyadoona Madaxweynaha Galmudug Xariga ka jaray Garoonka oo si Heer saraa loo dhisay




