Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi Uu higaaminayo ayaa Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMH Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo kusoo dhaweyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasis Xasan Maxamed Laftagareen Intaasi Kadib Madaxweynaha iyo Wafdigiisa Ayaa Loo Galbiyay Madaxtooyada Maamulka Koofur Kalbeed ee Magaalada Baydhaba




