SAWIRO: Banaanbax lagu taageerayo Shacabka Falastiiniyiinta oo ay Yahuuda xasuuqeyso ayaa lagu qabtay caasimada Muqdisho Somalia.

Boqolaal Shacabka Soomaaliyeed oo ay Hormuud u yihiin Culimada ayaa ka qeyb galay isku soobax ballaaran oo lagu taageerayo Shacbiga Falastiiniyinta isla markaasina looga soo horjeedo Cadowga Kufaarta Yahuuda duqeymaha ay ku xasuuqeyso Dadka Rayadka ah Falastiin.

Rabiyoow u gargaar Walaalaheena Reer Falastiin

DCIM100MEDIADJI_0184.JPG
DCIM100MEDIADJI_0183.JPG
DCIM100MEDIADJI_0182.JPG