Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaraxii saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha uu ujeedkiisu ahaa in Muqdisho la soo galiyo. 21/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint