Agaasimaha Isbitaalka Martiini”Martiini suu u yaallo in laga badalo ayaan rabnaa xoog iyo xoolo looma waynine xalay 4 hooyo ayaa lagu qalay sax ma ahan in Kaanoon loo soo tuugo”.