Taliyaha ciidanka XDS Jeneraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa ugu baaqay muwaadniinta Soomaaliyeed in ay garab istaagaan geesiyaasha ciidamada Qaranka ee had iyo jeer naftooda iyo dhiigooda u huraya nabadda iyo Qarannimada ummadda Soomaaliyeed. 23/10/2023 FacebookTwitterLinkedinEmailPrint