Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale {Madaale} oo maanta xariga ka jaray dib u dhis lagu sameeyey Waddada Via Liberia ee degmada Waabari ayaa farriin u diray Reer Waabari.