Dagaal xoogan ayaa kasocda Gobolka Hiiraan Waxaana dagaalku u dhaxeeya Ciidamada Nabad Sugida Gobolka Hiiraan iyo Maleeshiyaad beleed Hubaysan kuwaasi oo weerar ku qaaday ciidamada nabad sugida gobolkaasi
Dagaalka ayaa ka bilowday kadib markii Maleeshiyaad Dhac ka Gaystay Gobolkaasi laxiray Eheladooda waxaana ay Ku Qaadeen Weerar Xoogan Ciidamada Nabad sugida Gobolka Hiiraan
Dagaalka ayaa kasocda Degaan lagu magacaabo beergadiid waxaaka dhashay Qasaarooyin kaladuwan kuwaasi oo iskugu Jira Dhimasho iy Dhaawac lamasa Oga inta uu la egyahay