Agaaismaha guud ee wasaaradda caafimaadka Galmudug Cabdiweli Maxamed Axmed “Shirkaan maanta ka furmay Dhuusamareeb waxaa lagu xalinayaa caqabadihii jiray 6-dii bilood ee lasoo dhaafay, waxaa lagu qiimeynayaa waxa ka qabsoomay balamihii horay loo galay, wadashaeynta 6-da bilood ee soo socota iyo hormarinta wadashaqeynta guud ee wasaaradaha caafimaadka dalka.”